Durbaan Ka li Tuma - Waayaha Cusub, Desiigner

Durbaan Ka li Tuma - Waayaha Cusub, Desiigner

Год
2017
Язык
`英語`
Длительность
232900

以下は曲の歌詞です Durbaan Ka li Tuma 、アーティスト - Waayaha Cusub, Desiigner 翻訳付き

歌詞 " Durbaan Ka li Tuma "

原文と翻訳

Durbaan Ka li Tuma

Waayaha Cusub, Desiigner

You give me butterflies, yeah

I just want it around you

Dookhaygi baad tahay

Waa ku doonaya

Dawad ii tahoo

Wan ku doorbidaayaa

Daakirada subaxdii

Habeenkoo bar dumay baa

Cishqi igu da’aayoo

Igu soo darooraa

Waxan dhibka kaga durka

Oo aan kuba dakeeyaa

Isku duubanantee

Ma isku sii danbayna

Durbanka ii tuma

Sacabkana ku dara

Durbanka ii tuma

Sacabkana ku dara

Daryeelbay idintahee

Ku dadaala

Nafta waa u dabiibee

Ka danbeeya

You give me butterflies, yeah

I just want it around you

You give me butterflies, yeah

I just want it around you

Askin' for a replay, 'cause the funky sound

I’m tryna break the country, y’all, 'cause my country’s wild

Stack the dollar, stack the comma

'Bout to fuck the streets up, better ask somebody

'Bout to fuck the beat up, better ask somebody

Then I fuck the club up, better ask the party

Let Desiigner spin ya block up with a couple choppers

Throw the shots and throw the shots, it sound like helicopters

They was talking, they was poppin', they can never stop us

Sipping lean, I twist it up with the dirty Fanta

You give me butterflies, yeah

Durbanka ii tuma

Sacabkana ku dara

Durbanka ii tuma

Sacabkana ku dara

Daryeelbay idintahee

Ku dadaala

Nafta waa u dabiibee

Ka danbeeya

Falisey is daji

Dacad ban wali ahay

Darensanow

Docna kama an Marin

Dabacsanow

Dalkiibana tagayna

Ha diidin

Xamar ban dagayna

Diyar garow

Doolo iyo hawd

Wabiyada durduraya

Damaashad

Dalagyada baxaya

Daalo iyo sheekh

Nolol aan dakayne

Ku diirso

Dookhu waa adi

Kaama daalo abid

Aragaaga dahabo

Ku diirsadaa

Falisey ha dudin

Ha didin

Hana durkin

Ha i diidin

Dalabkayga maqalo

Adecsanow

Cishqigad darentana

Anba wuu i daaraye

Dawo waa adige

Igu soo durug

Waan ku daneeyaa

Waan ku doonaya

Waan ka danbeeya

Waan ku daneeyaa

Waan ku doonaya

Waan ka danbeeya

Daris kaalay ii noqo

Ubad daadahayne

Aan wada dagne

Daris kaalay ii noqo

Ubad daadahayne

Aan wada dagne

Durbanka ii tuma

Sacabkana ku dara

Durbanka ii tuma

Sacabkana ku dara

Daryeelbay idintahee

Ku dadaala

Nafta waa u dabiibee

Ka danbeeya

Durbanka ii tuma

Sacabkana ku dara

Durbanka ii tuma

Sacabkana ku dara

Daryeelbay idintahee

Ku dadaala

Nafta waa u dabiibee

Ka danbeeya

You give me butterflies, yeah

I just want it around you

You give me butterflies, yeah

Give me, give me, give, give me, give me, yeah

200万曲以上の歌詞

様々な言語の楽曲

翻訳

あらゆる言語への高品質な翻訳

クイック検索

必要なテキストを数秒で見つけます